OGAYSIIS
waxa malinta sabtida ee bishu tahey 26 bisha March 2017 kadhici doona magalada St.Gallen shirka Gudiyada ciyaraha kubada cagta ee
Gobolada Switzerland .kaas oo ay kasoo qayb geli doonan guud ahaanba Gobolada swiss ka kubada cagta ee Somalida ah.
21.Januar 2017 oo ah maalin sabti waxey qaban doonan dhalinyarada Fc Somalia SG ee ka dhisan Bariga Switzerland gaar ahaan St.Gallen Tartan kubada cagta ah oo loo qaban doono kooxaha Somalida ah ee ka dhisan Gobolada Dalkan Switzerland iyo wadanka Lichtenstein.Dhalinyarada Fc Somalia SG aya sanad kasta qaban qaabiya tartano noocan oo kale ah iyado ujeedadu tahey isdhexgalka iyo horumarinta dhalinta Somaliyed ee ku nool guud ahaan dalkan Switzerland.Hadaba cidi danaynaysa ka qayb qaadashada tartankan xiisa leh waxey lasoo xidhidhi karta emails ka hoose ku xusan:-
ma_bidhiq@hotmail.com ama Gasle143@hotmail.com
www.fcsomaliasg.jimdo.com
Swiss Winter Fussballturnier
Organisation FC Somalia
Am Samstag, 21. Januar 2017
In der Sporthalle Schönenwegen. Zürcherstrasse 67,9000 St.Gallen
Xeerka Tartanka.
Waxa lagu ciyaraya kubada salaxa waxana laciyaari doona 15 daqiiqo
Shan ciyaryahan iyo hal Gooli aya garoonka geli doona waxana bedelan kartan dhamantood.
Koox kasta waxey bixin doonta lacag dhan 200 CHF hal bil ka hor xiliga Tartanka oo noqon doonta 21 December 2016.Kooxdan bixib xiligas kama qayb geli donto.
Saacadu way programm santahay markay ciyaartu dhamaatana iyada dhawaqaysa
Waxa lagu ciyaari doona sharciga caalamiga ah e kubada cagta waxan ka bedelan kuwan hoose keliya.
Offside majiro gebi ahaan Tartanka .
Xerada Ganaaxu waa diilinti kubada gacanta ( Vollyballkreis)
Laag kasta o xora wa tabasho toosna loma ladi karo – 5 Meter laga durkayo.
Gooligu gacanta ayu ku dhiibaya kubada laad sareya kuma ladi karo. (Kein Dropkick). Hadii Gooligu kubada dhulka dhigo way socota wana lala ciyaraya..
Hadii Gooligu mar kale gacan ku qabsado kubadas dhulka taal walaga dhigaya.
Kubada koonaha ah lug aya lagu so baasaya. .
Kubada Gooliga saaxibki ubaaso gacan kuma qabsan karo.
Kadhka jaala ah 2 daqiiqo aya banaanka u baxaysa, Kadhka casaanka ahna tartanka dhan banaanka katahay .
Go,aanka kama dambaysta Garsooraha iskale (keine Rekurse)
Ciyaarta bareejo ku dhamaata ee in lakala badiyo ay tahey ama neckout ah waxa loo dhigaya Regorayal kooxdiba 3 Regoore.Hadii wada dhaliyaan way socon doonan ila laga kala badiyo
KALASAARIS KOOXAHA.
Kooxaha isku Group ka ah waxa lagu kala saari doona sidan :-
a) Kooxda dhibcaha badan
b) Faraqa Goolasha
c) Ciyaartey wada ciyaaren
e) Regoorayal 3 midkiiba (3 Schützen).
WAXA LAGAGA BAHANYEY
Baashiyeri waa waajib (Schienbeinschoner sind Pflicht)
Ciyaartoga iyo maamulkoduba wa inay watan kabaha logu talo galey Halle ha.
Albaabka laga so galo iyo qolalka lebiska kubad laguma ciyaari karo.
Gebi ahaan Halle ha sigaar waa ka mamnuuc.
Ciyaartooga iyo Maamulkodaba waxa laga codsanaya inay qolalka lebiska,xamaamyada qubayska iyo WCs kaba xaalad fiican kaga taga..
Wir haben eine Gastwirtschaft mit Essen und Trinken zu fairen Preisen.
Wir freuen uns sehr auf ein faires und spannendes Turnier!
FC Somalia SG
Mohamed Malta
Abdala gasle
Am 07.Januar 2017 veranstaltet der FC SOMALIA SG sein Legendäres Fussballturnier in der Volksbadturnhalle .Anmelden kann man sich über folgende E-Mail Adresse:
ma_bidhiq@hotmail.com
www.fcsomaliasg.jimdo.com
Integration Fussballturnier
Organisation FC Somalia
Am Samstag, 07. Januar 2017
In der Sporthalle Volksbadhalle 9008 St.Gallen
REGLEMENT
Wir spielen mit einem Futsal, ein Spiel dauert 15 Minuten.
Die Mannschaften spielen mit 4 Feldspielern und einem Torhüter. Es sind beliebig viele Ersatzspieler erlaubt.
Jede Mannschaft bezahlt Fr 80.- Turniergeld.
Die erstgenannte Mannschaft hat Anstoss und spielt von rechts nach links (vom Hallenzugang aus gesehen).
Die Uhr der Turnierleitung ist allein massgebend.
Es wird nach den offiziellen Fussballregeln gespielt, mit folgenden Änderungen:
Das Offside ist aufgehoben.
Strafraum ist der Handballkreis.
Alle Freistösse sind indirekt – Abstand 5 Meter.
Der Torabstoss wird von Hand ausgeführt. (Kein Dropkick). Wenn der Torhüter den Ball auf den Boden legt, ist der Ball frei.
Berührt der Ball die Hallendecke gibt es einen indirekten Freistoss.
Corner werden mit dem Fuss vom Eckpunkt ausgeführt.
Bei einem seitlichen Out wird der Ball mit dem Fuss eingespielt.
Die Rückpassregel wird angewendet.
Gelbe Karte: 2 Minuten Spielausschluss, Rote Karte . Ausschluss für das gesamte Turnier.
Die Schidesrichter entscheiden abschliessen (keine Rekurse)
Bei Entscheidungsspielen, die unentschieden ausgehen, gibt es Penaltyschiessen mit 3 Schützen. Dabei sind alle Spieler der Mannschaft zugelassen.
KLASSIERUNG
Über die Rangordnung innerhalb einer Gruppe entscheidet:
a) die höhere Punktzahl
b) die Tordifferenz
c) die direkte Begegnung
e) ein Penaltyschiessen (3 Schützen).
WEISUNGEN
Schienbeinschoner sind Pflicht
Trainer(innen) und Betreuer(innen) dürfen die Spielzone nur mit Turnschuhen betreten.
Das Ballspielen in den Gängen und Garderoben ist verboten.
In der ganzen Halle herrscht absolutes Rauchverbot.
Trainer und Betreuer sind besorgt, dass die Garderoben, Duschräume, WC-Anlagen und auch die Turnhalle in ordentlichem Zustand belassen werden.
Wir haben eine Gastwirtschaft mit Essen und Trinken zu fairen Preisen.
Wir freuen uns sehr auf ein faires und spannendes Turnier!
FC Somalia SG
Mohamed Malta
Abdala Gasle
Kooxda Fc Somalia St.Gallen aya si xun dhulka ugu jiidey Kooxda Fc Somalia Bern.
Maanta oo Tarikhdu tahey 13.08.2016 aya Kooxda Fc somalia St.Gallen safar ciyaared ugu baxdey Magaalada Caasimada Dalka Switzerland halkaas oo ay ciyaar kula yeeshen walalahood kale e kadhisan Magaalada Bern.Ciyaartas oo ku bilaabantey jawi degan aya ciyaaryahanada kooxda Bern so bandhigen ciyaar aad u heer saraysa taas o cabsi gelisey xidigaha lkn koxda St.Gallen o wadata ciyaar yahano heer sareya taas ma joojin awoodoodi.Haafki hore ciyaarta aya kuso dhamadey 6:1 ay ledey kooxda St.Gallen.isla haafki dambe kooxda St.Gallen waxey si wadey gacan kuhaynti ciyaarta iyago ay so galeen ciyaaryahano dardar wata o ay kamid yihiin cyaydarus banbiino,kaare,iyo Sugaal xaga difaaca ayso xoojiyen Gacmo,Gullet.Haafki dambe ayey usura gashey kooxda St.Gallen inay dhaliyaan 4 gool o dambe.Goolasha waxa min laba gool dhaliyey Jamac Marayare,xaaji,kaare,nuur halka captain Alonso iyo Abubakar ay min hal gool dhaliyen.kooxda St.Gallen aya si wadi doonta safarkeda ciyyared iyado ayaama so socda safar kugala bixin doonta magalooyinka Zurich iyo Luzern.
waxa diyaariyey
Maxamed Malta
Kooxda kubada cagta Fc Somalia aya xasuuqdey kooxda Fc Horseed kadib ciyaar saaxibtinimo ay wada yeshen.
Malinimadi Isniinta e Taarikhdu ahayd 01/08/2016 oo ahayd maalinti
Qaranimada ee wadanka Switzerland ayaa ciyar saxibtinimo dhexmartey kooxda horyaalka ah ee ka dhisan Bariga Switzerland iyo koox dhowaan da,yar oo dhowaan la aasasey.Kooxda Horseed oo ubadan
dhalinyar aad u firfircoon aya bilowgi ciyaarta la wareegay kadib maarkey laba Goal oo degdega shebega taabsiiyen lkn Xidigaha Fc Somalia aya taas kaga jawaabey Geel caruuri qaadey ma dheera
kadib marki 8 Gool ay ka dhaliyen.Ciyaaryahanada Fc Somalia e bedelka kuso galey aya saamayn kulaha goolasha badan ee ay dhalisey kooxdu.ciyaaryahan Gasle o ah ciyaaryahan khabira aya kamid aha
ciyaaryahanada wax kabedeley ciyaarta,Guuled aya isna xaga difaaca qaful ku xidhay kadib marki ciyaaryahan Qoryooley o ah weeraryahanka Kooxda horseed uu talaabo hore uqaadi wayey.Waxa iyana ay u
ahayd ciyaar qiimo leh Abdifatah Mohamed Abdilahj oo saddex Gool oo degdega ah shebega Fc Horseed ku hubsadey.Abdifatah wa ciyaaryahan ka ciyaar kooxda AC Bruhl C Jjunior keda lakin tayadisa
kubaded sarayso.Captaain ka kooxda Mr Alonso aya amaaney kooxda FC Horseed isago sheegay inay halka kasi wadaan dadaalka ay hayaan si ay u hiigsan kara kooxaha ka jira
dalka.
waxa diyaariyey
Mohamed Malta
Kooxaha Fc Somalia iyo Dynamo Rosacker aya dhexmartey ciyaar aad uxiisa badan o kamida Tartanka Alternativ Liga SG.
24 April 2016 aya Ciyaar aad uxiisa badan oo kamida Tartanka Alternativ Liga St.Gallen ay dhexmartey kooxaha Fc Somalia iyo Dynamo Rosacker.Ciyaartas o kadhacdey Garoonka kubada cagta ee Polyfilms ee Magaalada Goldach ayaa ku bilaabantey jawi aad umacaan isla markana cimiladu ay ahayd jawi uu baraf jiro.Taas ciyaaryahanada Fc Somalia waxba mayeelin maadama ay yihiin ciyaaryahano hilib cun ah.Qaybti hore ee ciyaarti daqiiqadi 25 ayey kooxda Fc Somalia latimi Goolkedi kowaad kadib marku kubad aad uqruxoon ka faa,idaystey ciyaaryahan Xaaji isla markaana u shabaqa si degen ugu hubsadey.Hal Goal iyo eber ayey kuso dhamaatey qaybti hore ee ciyaarta ay kula nasatey kooxda Fc Somalia.Qaybti dambe ee ciyaarta aya garoonka waxa sogaley kooxda Fc Somalia oo xooga qabawgi kudhacey isla markana daynamadi ka qabawdey.kooxda Somalida oo weli isku dayaaya inay soo kululadan aya halkoodi goal waxa loogu bedeley saddex goal.Maxad karabta 10 daqiiqo ciyaarta markey kadhinayd ayaa mashiinki so kululadey kooxda Fc Somalia isla markiiba waxa goal ki labaad usaxeexey kooxda Fc Somalia ciyaaryahan Xaaji.Hal daqiiqo markey kadhinayd gebi ahaan ciyaarta aya kooxda Fc Somalia heshey lag xor ah ama free kick taas oo u kubada dul istaagey ciyaaryahan Alonso oo ah nin khabiira kadib kooxda Fc Dynamo aya bareela ama laynka wada galey si aay uga celiyaan kubada goolka lakin Alonso ismu waalin waxanu si tartiiba ugu taagey kubad habaysab ciyaaryahan xaaji oo kubad xoogan kusii daayey gool wade Andy oo ah nin khabiira.Waxayna kuso dhamaatey ciyaarti 3-3.
waxa soo diyaariyey
Mohamed Abidilahi ( Malta )
Integration Fussballturnier
Organisation FC Somalia
Am Samstag, 09. Januar 2016
In der Sporthalle Volksbad in St. Gallen
REGLEMENT
Wir spielen mit einem Futsal, ein Spiel dauert 15 Minuten.
Die Mannschaften spielen mit 4 Feldspielern und einem Torhüter. Es sind beliebig viele Ersatzspieler erlaubt.
Jede Mannschaft bezahlt Fr 50.- Turniergeld.
Die erstgenannte Mannschaft hat Anstoss und spielt von rechts nach links (vom Hallenzugang aus gesehen).
Die Uhr der Turnierleitung ist allein massgebend.
Es wird nach den offiziellen Fussballregeln gespielt, mit folgenden Änderungen:
⦁ Das Offside ist aufgehoben.
⦁ Strafraum ist der Handballkreis.
⦁ Alle Freistösse sind indirekt – Abstand 5 Meter.
⦁ Der Torabstoss wird von Hand ausgeführt. (Kein Dropkick). Wenn der Torhüter den Ball auf den Boden legt, ist der Ball frei.
⦁ Berührt der Ball die Hallendecke gibt es einen indirekten Freistoss.
⦁ Corner werden mit dem Fuss vom Eckpunkt ausgeführt.
⦁ Bei einem seitlichen Out wird der Ball mit dem Fuss eingespielt.
⦁ Die Rückpassregel wird angewendet.
Gelbe Karte: 2 Minuten Spielausschluss, Rote Karte . Ausschluss für das gesamte Turnier.
Die Schidesrichter entscheiden abschliessen (keine Rekurse)
Bei Entscheidungsspielen, die unentschieden ausgehen, gibt es Penaltyschiessen mit 3 Schützen. Dabei sind alle Spieler der Mannschaft zugelassen.
KLASSIERUNG
Über die Rangordnung innerhalb einer Gruppe entscheidet:
a) die höhere Punktzahl
b) die direkte Begegnung
c) die bessere Tordifferenz
d) die höhere Anzahl der geschossenen Tore
e) ein Penaltyschiessen (3 Schützen).
WEISUNGEN
Schienbeinschoner sind herrscht absolutes Rauchverbot.
Trainer und Betreuer sind besorgt, dass die Garderoben, Duschräume, WC-Anlagen und auch die Turnhalle in ordentlichem Zustand belassen werden.
Wir haben eine Gastwirtschaft mit Essen und Trinken zu fairen Preisen.
Wir freuen uns sehr auf ein faires und spannendes Turnier!
Pflicht
Trainer(innen) und Betreuer(innen) dürfen die Spielzone nur mit Turnschuhen betreten.
Das Ballspielen in den Gängen und Garderoben ist verboten.
In der ganzen Halle
FC Somalia SG
Mohamed Malta
Spielplan Samstag,09.Januar
Vorrunde
11:00 |
FC somalia |
Amt fur Bewegung |
|
11:18 |
FC Stoned Utd |
Bando de Lakos |
|
11:35 |
FC Kurdistan |
Metallurg Feldli |
|
11:53 |
FC SG United XL |
FC SV Trane |
|
12:10 |
FC Kurdistan |
Amt fur Bewegung |
|
12:18 |
Bando de Lakos |
FC SG United XL |
|
12:35 |
FC somalia |
Metallurg Feldli |
|
12:53 |
FC Stoned Utd |
FC SV Trane |
|
13:10 |
FC Kurdistan |
FC somalia |
|
13:18 |
FC SG United XL |
FC Stoned Utd |
|
13:35 |
Metallurg Feldli |
Amt fur Bewegung |
|
13:53 |
FC SV Trane |
Bando de Lakos |
|
Halbfinal
14:30 |
Erst platz Gruppe A |
Zweite Platz Gruppe B |
|
14:18 |
Erst platz Gruppe B |
Zweite Platz Gruppe A |
|
Dritte Platz
14:40 |
Erste Verlierer |
Zweite Verlierer |
|
Final
15:00 |
Erste Gewinner |
Zweite Gewinner |
|
Wir haben alle Spiele gewonnen aber wir haben leider im Final verloren...schade.
Am 12 Dezember 2015 haben Fc Somalia Mannschaft ein Fussballturnier teilgenommen.Dieser Turnier organisiert von Bierfreunde Mannschaft und 15 Mannchaften haben teilgenommen mit drei Gruppen.Fc Somalia haben niemals verloren sie haben alle Spiele gewonnen aber schade sie haben im Final verloren gegen Fc Bando de Lakos vom Brazil mit 1-0.Fc Somalia haben gut gespielt und alle Zuschauer waren sehr zufrieden,wie sie gespielt haben und sie haben vorhergesagt,dass Fc Somalia die Pokale gewinnen wird aber leider das war nicht so.
Wir haben es geschafft aber wir haben nicht viel aufs Tor geschossen,,sagte Fc Somalia Verteidiger Yusuf.
Bei
Mohamed
Holka oo furmay 2015/2016
waqtiga qabobaha (winter) mamulka FCSOMALIA waxu hirgalisay waqtiga qabobaha inay dhalinta HOOLAL kala duwan iyo malmo kala goni aah lagu ciyaro si ay uga fa idaystan dhalinyarada iyo dhalita
cuslatay waqtiga winter
dhamaan waxan mamulka FCSOMALI uu ogaysinaya
umada somaliyed ee ku dhaqan (ostschweiz) in malmaha
KHAMITA IYO JIMCAHA in laciyayo
Donstag/khamis 16:45 in Rhietuisli
Buslinie 5 Richtung Rhietuisli bis end Haltestelle Rhietüsli
Freitag/jimce 20:00 bis 22:00 in Buchental
Buslinie 1 Richtung stephanschorn bis Haltestelle krontal
Buslinie 4 Richtung Guggeien bis Haltestelle Krontal
Zug Richtung st.fiden Bahnhof 200 m zu fuss
mahadsanid hosh
Kooxda Fc Somalia SG oo dhulka jiiday kooxda Fc Somalia Zurich.
Kooxda ku ciyaarta magaca Fc Somalia SG ee ka dhisan Gobolka St.Gallen magaala madaxdiisa St.Gallen ayaa guul taarikhiya kasoo hoysey kooxda ku ciyaarta magaca Fc Somalia Zurich oo ah kooxda ugu awooda badan kooxaha ka dhisan dalka Switzerland.Ciyaartas oo dhacdey maalinti Axadii ee taarikhdu ahayd 27 September 2015.Kooxda Zurich ayaan sinaba ufilayn guul daro kaso gaadha kulankan maadama aaney kooxda somalida St.Gallen aaney ahaan jirin koox aad u awood badan isla markaan aan lagu arki jirin gegida ciyaaraha ee layku arko.Taas waxa been ka dhigay ciyaaryahanada cusub ee hada ku ciyaara magaca Fc Somalia SG oo ah ciyaaryahano aad u da,a yar xirfadooda ciyaaredna aad u heer sarayso.Bilowgi ciyaarta waxay ku bilaabantey jawi aad u fiican iyado labada kooxdba aad uso bandhigey ciyaar aad u heer saraysa lakin 15
daqiiqo kadib ayey ciyaarti kooxda Fc Somalia SG
kuhormartey goolkedi koowad oo u sexexay ciyaaryahan Benjamin halka daqiiqadi 20 iyo 25 uu laba gool oo wada socda
sexeexay ciyaaryahanka kale ee Fc Somalia SG uga ciyaara baasha bidix Al Haji oo runti ah nin aad u xirfad sareya.Daqiiqadi 35 ayu hadana isla Al Haji uu dhaliyey goolki afraad isl markana
ah kiisi saddexad Hatrick.Daqiiqada 40 aya ciyaaryahanka farsamada culus ee Jamac Maryare uu kubad uu gool wadu banaanka joogo daba mariyey isla markana shebega ku dhacdey taas oo muran dhalisey
halkasna lagu diidey.Haafki hore aya 4-0 kuso idlaadeyay leedey kooxda St.Gallen.Haafki dambe aya laysu so noqdey halka oo kooxda Zurich laba gool latimi halka St:gallen ay tidhi anaaga cagaha
yaa nahaysta taasna ay kusoo dhamaatey 6-2 ay guushu ku raacdey kooxda FcSomalia.
Kooxda Appenzell Innenhoden aya fara cidi leh kaga adkaatey kooxda Thurgau.
Kooxda ku ciyaaraysa magaca Appenzell Innerhoden aya waxa fara cidi leh kaga adkaatey kooxda Thurgau oo ah kooxda ugu awooda badan tartanka marka la eego tayadooda iyo ciyaaryahanda ay wataan.kooxda Thurgau oo iyadu garoonka kuso gashey inay guul ka gaadho kulanka maadama ay ciyaar guul daro kala Kulmen kooxda St.Gallen sidaana ay kuwaten 3 dhibcood ay ka heleen laba kulan halka kooxda Appnezell ay ciyaartey hal kulan oo ay guul ka gaadhey kooxda gurigeeda lagu ciyaarayo ee St:gallen isla markaa hal kulan oo kalena u dhiman yahey.sababtaas awged ayey kooxda Thurgau waxa halis gelisey kooxda Appenzel Innerhoden oo aha kooxda tartanka ugu ciyarta fiican.haafki hore ee ciyaarta marku xooga socdey ayu ciyaaryahan xaaji uu u sexeexey kooxda Thurgau goolkoodi kowaad lkn daqiiqado yar kadib ayuu ciyaaryahan maxamed Totti uu ka dhigey ciyaarta hal iyo hal.xooga kadib aya hadana ciyaaryahan khaalid yare oo u ciyaaraya kooxda Thurgau uu goolki labaad sexessexey lkn hadana waxa marlabad didey inay hogaanka kooxda Thurgau ay 2:1 kuhayso oo ka dhigey ciyaarta barbaro.haafki dambe ee ciyaarta aya lasoo noqdey iyadoo weerar aad u halis ah ay soo qaadey kooxda Thurgau isla markaana waxay u diiden ciyaaryahanada sugaal iyo jaamac oo aad isu fahansan inay kubada wadan isla markaan waxay xoog u ilaaliyey dhaqaaq u sameeyo jamac marayare waxana hawsha ka shaqeyey oo kooxda Thurgau uga mahadnaqaysa ciyaaryahan yasin iyo caydarus banbiino oo khadka dhexe ku baashalayey.tababare Bashir indhayare aya bedel ku sameeyey ciyaaryahan jaamac markii uu qaatey kaadhka huruuda ah ama jaala ah isago uga cabsoodey in garsoore malta oo gacan fudud inu siiyo kaadhka cas ama guduudka ah.ciyaarti oo 2:2 ah ayaa ciyaaryahan sugaal oo dagaal keligi ka galay khadka dhexe isla markaana u babac dhigey banbiino iyo yasin uu goolka sadexad useexex kooxda Appenzell Innerhoden lkn kooxda Thurgau aya sida ku hadhin oo weeraro isdaba jooga soo qaadey khaas ahaan ciyaaryahan Xaaji oo halis ku ah kubad jiidista iyo sida loo dhaafo qof iyo lababa iyo ciyaaryahan khaalid yare oo aan layaraysan karin farsamadiisa ciyaared lkn nasiib daro umey suura gelin inay wax goola keenan sidaasna way kuso idlaatey ciyaarta 3:2 guushu ku raacdey kooxda Appenzell Innerhoden oo final u baxdey lana ciyaari doonta kooxda St:Gallen oo final ah maadama laga badiyey kooxda Thurgau.
Mohamed Malta
Kooxda St.Gallen ayaa guul taarikhiya kasoo hoysey kulan kamida tartanka bisha Ramadan ee ka socda
Magaalada St.Gallen.kooxdu waxay la ciyaaraysay kooxda Appenzell Ausser oo hor kacayo kabtan xoosh.
ciyaartan oo ahayd ciyaar aad loo sugayey oo dadwaynaha kunool magalada St.Gallen iyo guud ahaan bariga Swiss ku ay aad u hadal hayen kadib marki labada kooxood ay hadalo kulkulul warbaahinta isu mariyen.ciyaaryahanada Gasle,shaata,carab Wittenbach iyo maxamed carab oo kamida kooxda St.Gallen iyo kabtan xoosh oo isagu wata kooxda Appenzell Ausser aya xoog isugu sii faaney ciyaarta kahor.bilowgi ciyaarta labada kooxoodba ciyaar aad umacaan ayey so bandhigen iyago labaduba aad ugu kulula goolal ay guul ku gaadhan.daqiiqada kadib ayaa ciyaaryahan cabdixakiin oo ah ciyaar yahan laga soo iibsadey magalada zurich oo u ciyaaraya kooxda St.Gallen uu dhaliyey goolki koowada ee ciyaarta.inyar kadib waxa goolkas jawaabtisa bixiyey ciyaaryahan ismacil oo kooxda Appenzell Ausser u ciyaaraya.inyar kahor haafki hore ee ciyaarta aya garsoore Malta wuxu kaadhka roosaha ama casaanka uu utaagay ciyaaryahan shekh yusuf oo aha difaaci halbawlaha aha ee kooxda kadib marki uu dhowr aflagadeyey garsooraha.kaambiyi ciyaarta waxa dhawac xun soo gaadhey ciyaaryahan cabdirisaq oo gacan kajabey kadib marki ciyaaryahan shaata oo khadka dhexe in lamaro udiidey kooxda dhigeeda ah uu kubad ku qabtey.waxa ciyaartu kuso idlaatey 7.3 ay guushu ku raacdey kooxda St.Gallen.waxa ciyaarta min saddex gool dhaliyey oo hatrick noqdey cabdixakin oo st.gallen u dhelayey iyo ciyaaryahan ismaciil oo Appenzell Ausser ah.
Mohamed Malta
Fc Somalia oo Guruubkeeda tartanka Alternativ Liga St.Gallen figta sare ku
fadhiistaey.
After great effort from Fc Somalia Players we are the top of the grou.
Kooxda Fc Somalia Aya guul taarikhiya kaso hoysey ciyaar Alternativ Liga
St.Gallen kamida iyagu u awood sheegtey kooxda Fc Eggersriet.
Waxa maalinti shaley guul taarikhiya soo hooyey ciyaar yahanada Fc Somalia oo lugaha la dul maray kooxda Fc Eggeresriet ee ka ciyaarta tartanka Altenativ Liga
St.Gallen.Ciyaartan oo u xiiso badnayd waxay muhiimad wayn u lahayd inay badiyaan ciyaar yahanada Fc Somalia oo liiska kala saraynta koox kor inay ka fadhiistan u kulula.Taas waxa suura geliyey
Ciyaar yahan Al xaaji oo saddex gool ku hubsadey shabaqa gool wadaha miskiinka aha ee kooxda Eggersriet oo awoodi wayey inuu celiyo.ciyaartas oo ay guushu raacdey kooxda Fc Somalia oo 4-3 guushu
ku araacdey aya mar aanu ciyaarta kadib waraysanyey tababare xoosh ayaa noo sheegey inuu aad ugu mahad naqayo ciyaar yaahanada difaaca ka ciyarayey ee kala ahaa. 1:- Deeq
Buunis
2:- Boowe
3:-
Sayid Cali
Ciyaar yahan sayid Cali oo loo aqoonsadey ciyaaryahanki ciyaarta ama ( Player of the match ) aya wuxuu aad uga dhex muuqdey ciyaarta isagoo ahaa difaac derbi ah oo ay ku
adkaatey weerar yahanada kooxda kale inay u gudbaan goolka uu hortaagna Mr Xamo.
ciyaar yahanada kooxda aya dhamaan aad ugu mahad naqey mr Xamo oo sheegey in ay guusha ku gaadhen gool wade xamo oo aad u dadaaley isla markaana sameeyey Safe badan.Mr Xamo
waxa uu ka dhigna sida gool wadaha Germany ee Manual Neuer.
Mohamed Malta
Kooxda ku ciyaraysay magaca Appenzell oo afka Ciida ugelisey kooxda ku
ciyaraysay magaca St.Gallen.
Waxa maalinti axadii ee bishu ahayd 28.06.2015 ciyaar aad uxiisa badani dhex martey labada kooxod ee Appenzell iyo
St.Gallen.Ciyaartan oo kamida tartanka koobka bisha barakaysan ee Ramdaan ee ka socda garoonka wayn ee Bruggen.Ciyaartas aya ku bilabantay jawi aad u macaan iyado labada dhinacba soo bandhigeen
ciyaar aad u heer saraysa.Daqiiqada kadib ayaa ciyaar yahan Benjamin uu seexeexay kooxda Appenzell goolki kowaada lakin goolkaas daqiiqado may sii haysan waayo isla 3 daqiiqo kadib aya ciyaar
yahanka khadka dhexe uga ciyaara kooxda St.Gallen uu ee Bashiirey uu usexeexay gool aad u qurux badan kaas oo kadhigey ciyaarta barbaro 1-1.Inyar kadib waxa laag meel fog uu ciyaar yahan jamaac
marayare kasoo laagay ay si fudud ugashay goolka uu ilaalinayey goolwade Daahir.Ciyaarti aya sii socotey waxana goolashi sii watey kooxda Appenzell waxana goolashoodi labaystey ciyaar yahanada
Benyamin iyo Jamac marayare oo min hal gool oo kale dhaliyey halka ciyaar yahanka kooxda St.Gallen ee carab cade uu gool kale u sexeexay kooxda St.Gallen.Waxa soo afjarey oo natiijadi ciyaarta
5-3 ka dhigey ciyaar yahan Sugaal oo kooxdu lacag qaaliya kaga soo iibsatey kooxda Buchs.waxana sida guushu ku raacdey kooxda Appenzell oo 5-3 ugu awood sheegatey kooxda
St.Gallen.
Mohamed Malta
AFAR CIYAARTOY OO KAMIDA CIYAARTOOGA KOOXDA FC SOMALIA SG OO DALAB CIYARED KA HELAY KOOXDA SC BRÜHL
SG
Afar ciyaartoy oo kamida ciyaaryahanada ugu cadcad kooxda ku ciyaarta magaca Fc Somalia SG ee ka dhisan magalada St.Gallen aya dadaal ay sameyan maamulka kooxdasi waxay casuumad ka heleen kooxda layidha SC Brühl ee ka dhisan St:Gallen.Afartan ciyaaryahan ayaa tababarki u horeyey la bilaanay kooxda shalay oo taarikhdu ahayd 22.06.2015 oo isniin ahayd halka tababarka dambana ay ka qayb qaadan doonan 24.06.2015 oo arabaca.afartan ciyaaryahan oo kala ah.
1:- Sheekh Yusuf
2:- Jamac Marayare
3:- Cabdalla Alonso
4:- Caydaruus Banbiino.
Afartan ciyaaryahan oo kujira tijaabada kooxda waxan u rajaynayna guul iyo in ay qayb ka noqon doonan kooxdas.waxa kale oo aan u rajaynaya dhaman ciyaartooga kooxda ee kale mustaqbal fiican iyo khayrka bisha Ramadaan ee barakaysan.
Mohamed Malta
OGAYSIIS DHAMAAN DHALINYARADA SPORTS KA
Waxa la ogaysiinaya dhamaan dhalinyarada iyo ciyaartoyga ku nool guud ahaan bariga Switzerland gaar ahaan gobolka St.Gallen in 27 June 15.
27 bisha juun 2015 la qaban doon aqoon iswaydaarsi iyo xog ururin ku saabsan sidii tayada Sports ka kor luuga qaadi laha,sidii dhalinta fursado loogu heli laha ay kaga qayb qaatan qaybaha sports ka ee gobolada ay ku noolyin iyo sidii caruurta yar yar loogu dari laha Akadmiyado tayo leh.iyadoo aynu ogney in Sports ku yahay shayga keli ah ee lagaga badbaadi karo wax kasta oo khatar ku ah dhalinta, sidaqabyaalada,balwadaha iyo afkaarta xun xun ee xagjarnimo.sidaa awgeed waxa maalinta aan taarikhdeeda kor ku xusnay dhici doona kulan balaadhan oo aqoon korodhsi ah xaga sports waxanu ka dhici doona magalada St.Gallen.Waxan uu ka dhacaya Adresska hoos ku xusan.
27.06.2015 um 15.30 - 18:00 Uhr Samstag.
Solidaritätsnetz Ostschweiz
Fidesstrasse 1
9000 St.Gallen
waxa marti khaas ah noogu ah oo kasoo qayb geli doona Her Felix Mätzler oo ah khabiir xaga ciyaaraha ah gaar ahaan kubada cagta isla markaana kamid ah maamulka Sc Brühl Football Club.waa shaqsi aad ugu xidhan maamulka dhalinyada Fc Somalia isla markaana lagarab jooga wax kasta oo ay uga baahdan oo talo iyo tusaale ah.Hadaba waxa si sharaf leh laydinka codsanaya inaad ilaalisan waqtiga.
Mohamed Malta
DHALINYARADA SPORTS KA FC SOMALIA OO GUUL KA GAADHAY CIYAAR KAMIDA TARTANKA ALTERNATIV LIGA
ST:GALLEN
ASC ciyartii shalay kaa dhacaday goroonka Schönenwegen
oo ciyaar la iloowaan aah ciyartas oo kaa miid ahayd horyaka
Alernative lige st,gallen
waxaa iskaa horyimiida lada koxood ee kala aah
FCSomalia & PSV STGALLEN= 5.4
ciyartaan wax ahay ciyaar aad uu xamaasad badan lbada dhinacba
jawigu aad ayu uu wanagsanaa waxaad kaa daremii kartaan lacibiinta wajiyadona
ciyaartaan waxaa kuu cusbaa laaiib ajnamii aah oo uudhashay dalkan swiskaoo kasoo gadanay magalada uu dagan yahay ee ST.Gallen koox ka dhisan
ciyartuu waxy kuu bilamatay darda aad uu wanagsaan iyoo lacibiintaa kalsoo aad iskuu qabay inay kenayaa guul
5 guduhood waxa dhashay goolkii uguu horeyay ee fc Somalia waxa dhaliyay benyamiin
iskusoo wadaduub ciyartuu waxay kuu dhamatay guul eey soo hoyeen halyayadaa fc Somalia
Xoosh Al Sucuud
WAXAAN KU GUDA JIIRNA WAA WAA ALTERNATIVE LIGE ST.GALLEN
.Komando vinni jones & fcsomalia DI. 12.MAI UM 19.00
Linsebühl fc 08 & fc Somalia DI. 02 JUNI um
19.00
LABADAN CIYAROOD EE KALA DHACAY 12 MAI IYO 02 JUNI
WAXAY KUU DHAMADEE BARBARDHAC LABADA DHINACBAA
2.2
WAXAY AHAYEEN CIYAROO AAD UU ADAAG OO LAA ISMARIIWAYAY
IYAGOO LABADA CIAROOD AY KAA DHACEEN GAROONKAA MAGALADA ST GALLEN EE SCHÖNENWEGEN
ASC waa ciyatii uguu horaysay ee laciyarto fc Somalia
Alternative Liga St.Gallen
03 bisha MAI oo aah malin salasa aah waxay ciyar adag dheex martay labada koxoodee kala aah
FC BIERFREUD & FC SOMALIA
wana ciyatii ugu horaysay ee ee fc somalia
tababaraha kooxda ah gudomiya mudane xoosh
aya soo xushay 11 laciid ee matalayo kooxdaa
1. dahir
2. yusuf
3. mahmed malta
4. Alonso
6. ibrahim
7. Sabir
8. xaji
9. Ahmed kare
10. jamac
tabaran oo kugalay ciyarta weraar 4.3.3 ayay kooxda bierfreud ay kusoo galeen 4.4.2
ciyartuu waxay ahayd ciyaar aad laa iskuu hayay wali dhulka oo qooyaynaa
halakaas oo golal badan ay ka dhasheen labada dhinac
gabadii waxay gushu kuu raacday kooxda uu hoogaminayoo Herr hosh ee FCSOMALI oo ku gulaysatay
bierfreud & fc Somalia = 4.5
xalka laciibkaa uguu wanaagsan lasiyay SABIR /TORES
Xoosh Al Sucuud
Alternative Liga ST.GALLEN oo diib uu biloowday
waxaan isku gruppe nahay koxahan
1 .Komando vinni jones & fcsomalia DI. 12.MAI UM 19.00 inSchönenwegen
2. Bierfreund & fc Somalia SO. 03 MAI um
19.00 in RIETHÜSLI
3.Linsebühl fc 08 & fc Somalia DI. 02 JUNI um 19.00 in
Schönenwegen
4. PSV ST.GALEN & fcsomalia DI. 16 JUNI um 19.00
in Schönenwegen
5.Stoned united fc & fcsomalia SO. 5 JULI um
17.00 in RIETHUSLI
6. Fc Eggersriet & fcsomalia DI 30
JUNI um 19.00 in Schönenwegen
tababarka Fc Somaliya ee xiliga kulaylaha oo dib ufurmido
tababarka xili ciyareed waqtiga kulaylahaa ayaa ubilamidona koxdaa FCSomaliya ee kadhisan bari Switzerland _(Ostschweiz)
tabarkan ayaa kii uguu horeyay ee waqtiga xagaga ee ay isugu imaan doonto koxdu iyagoo intii waqtiga qabobaha lagu ciyarijiray
holalka lagu talagalay kubada cagta ee magala ST.Gallen.
tabarkaan ayaa fuurmiidoona bisha nagusoo adaan ee April.
waxaan laga coodsanayaa ciyartoyda ,macalimiinta, masuliiyantaaiyokoxda bulshada kudhaqan bari Swiska inay ogadaan kana soo qaybgalaan tabarkaas.
masuliyinka koxdu waxay noo carababeen iyo waqtiga kulaylaha inay samayndoonan wareeg xiyareed ay kuso maridonan dalka Switzerland gobaladisa kala duwaan siday
uu oo tijabiyan awododa xirfad ciyared ee kubada caagtaa .
sidasi darteed wa inay tabar adag samayn donan bilaha soosocda.
Xavi Hernandez Oo Ka Maqan Liiska Sideed Iyo Tobanka Ciyaartoy Ee Barcelona Uga Qayb Galaya Kulanka Deportivo
Kabtanka Barcelona ee Xavi Henandez ayaa ka maqan liiska sideed iyo tobanka ciyaartoy ee uu
Luis Enrique u soo xushay kulanka caawa Barcelona la ciyaari doonto kooxda Deportivo La Coruña.
Inkasta oo uu shalay Xavi tababarka kooxda si caadi ah u qaaday ayuu Luis Enrique
go’aansaday inuusan halis galin kubbad sameeyaha khadka dhexe ee Xavu Hernandez.Xavi ayaana kooxda u safraytay La Coruña kaga hadhay Barcelona.
Xavi ayaa ugu muhiimsan ciyaartoyda Barcelona kulanka
Deportivo ka maqan, waxaan sidoo kale dhaawac kaga maqan Thomas Vermaelen, Jermey Mathieu iyo Douglas.
Integration Fussball Turnier Halle
TURNIER REGELN
FC SOMALIA FUSSBALL VEREIN
.
Integration Fussballturnier
Organisation FC Somalia
Am Samstag, 10. Januar 2015
In der Sporthalle Volksbad in St. Gallen
REGLEMENT
Wir spielen mit einem Futsal, ein Spiel dauert 14 Minuten
Die Mannschaften spielen mit 4 Feldspielern und einem Torhüter. Es sind beliebig viele Ersatzspieler erlaubt.
Die erstgenannte Mannschaft hat Anstoss und spielt von rechts nach links (vom Hallenzugang aus gesehen).
Die Uhr der Turnierleitung ist allein massgebend.
Es wird nach den offiziellen Fussballregeln gespielt, mit folgenden Änderungen:
.Das Offside ist
aufgehoben.
.Rückpassregel wird
angewendet.
.Strafraum ist der
Handballkreis.
.Alle Freistösse sind
indirekt – Abstand 5 Meter.
.Der Torabstoss wird von
Hand ausgeführt werden. (Kein Dropkick). Wen der Torhüter den Ball auf den Boden legt, ist der Ball frei.
.Berührt der Ball die
Hallendecke gibt es einen indirekten Freistoss.
.Corner werden mit dem Fuss vom Eckpunkt ausgeführt.
.Bei einem seitlichen Out
wird der Ball mit dem Fuss eingespielt.
.Die biede Mannschaften,die
Final spielen werden,bekommen sie zwei Pokale.
.Der Torschütze des
Turnieres und der beste Spieler des Turniers werden auch Auszeichnung bekomen.
.Jede Mannschaft bezahlt
100.- Fr um der Turnier zu organizieren, wegen Halle Kost und Essen
.Jede Mannschaft soll 10
Spieler sein und muss gleiche Leibchen( T-shirts) bringen.
Gelbe Karte: 2 Minuten Spielausschluss, Rote Karte . Ausschluss für das gesamte Spiel.
Bei Entscheidungsspielen, die unentschieden ausgehen, gibt es Penaltyschiessen mit 3 Schützen. Dabei sind alle Spieler der
Mannschaft zugelassen.
KLASSIERUNG
Über die Rangordnung innerhalb einer Gruppe entscheidet:
a) die höhere Punktzahl
b) die direkte Begegnung
c) die bessere Tordifferenz
d) die höhere Anzahl der geschossenen Tore
e) ein Penaltyschiessen (3 Schützen).
WEISUNGEN
Schienbeinschoner sind Pflicht
Trainer(innen) und Betreuer(Innen) dürfen die Spielzone nur mit Turnschuhen betreten.
Das Ballspielen in den Gängen und Garderoben ist verboten.
In der ganzen Halle herrscht absolutes Rauchverbot.
Trainer und Betreuer sind besorgt, dass die Garderoben, Duschräume, WC-Anlagen und auch die Turnhalle in ordentlichem Zustand
belassen werden
FC Somalia Fussball Verein Präsident. FC Somalia Fussball Verein Akual
Abdilahi Abdi hosh Mahamed abdilahi awad
Spielplan Samstag, 10. Januar 2015
Vorrunde
11.00 Somalia Appenzell
11.15 Switzerland Arabia
11.30 Tibet Solihaus united
11.45 Switzerland Somalia
12.00 Arabia Appenzell
12.15 Somalia Tibet
12.30 Appenzell Solihaus united
12.45 Tibet Switzerland
13.00 Arabia Somalia
13.15 Appenzell Tibet
13.30 Solihaus united Switzerland
13.45 Tibet Arabia
14.00 Somalia Solihaus united
14.15 Switzerland Appenzell
14.30 Solihaus united Arabia
Finalspiele
14.50 6. Platz 5. Platz
15.05 4. Platz 3. Platz
15.20 2. Platz 1. Platz
ALTERNATIVE FUSSBAL LIGA
Brodworscht-League |
Platz | Mannschaft | Pl | W | D | L | Pts | SF | SA | +/- | ||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1 | Amt für Bewegung | 6 | 4 | 2 | 0 | 14 | 28 | 13 | 15 | ||
2 | Vadian Kickers | 7 | 4 | 0 | 3 | 12 | 20 | 15 | 5 | ||
3 | F.C. Little Mountain Village | 7 | 3 | 3 | 1 | 12 | 15 | 13 | 2 | ||
4 | 1. FC Sautrupp | 7 | 3 | 2 | 2 | 11 | 11 | 15 | -4 | ||
5 | Dynamo Rosenacker | 6 | 3 | 1 | 2 | 10 | 10 | 14 | -4 | ||
6 | Metallurg Feldli | 5 | 1 | 1 | 3 | 4 | 9 | 10 | -1 | ||
7 | Kommando Vinnie Jones | 7 | 1 | 1 | 5 | 4 | 15 | 23 | -8 | ||
8 | FC Eggersriet | 5 | 1 | 0 | 4 | 3 | 11 | 16 | -5 |
St. Guellen-Cup |
Platz | Mannschaft | Pl | W | D | L | Pts | SF | SA | +/- | ||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1 | Stoned United Footballclub | 7 | 6 | 0 | 1 | 18 | 33 | 15 | 18 | ||
2 | FC Mörschwil | 5 | 4 | 0 | 1 | 12 | 39 | 14 | 25 | ||
3 | PSV St. Gallen | 7 | 3 | 1 | 3 | 10 | 24 | 32 | -8 | ||
4 | 1. FC Somalia | 5 | 3 | 0 | 2 | 9 | 19 | 21 | -2 | ||
5 | Bierfreunde | 4 | 2 | 0 | 2 | 6 | 21 | 15 | 6 | ||
6 | Torpedo Irina | 4 | 2 | 0 | 2 | 6 | 13 | 15 | -2 | ||
7 | Midtown FC | 4 | 0 | 1 | 3 | 1 | 9 | 25 | -16 | ||
8 | AC Scampi | 6 | 0 | 0 | 6 | 0 | 8 | 29 | -21 |
UI-Cup |
Platz | Mannschaft | Pl | W | D | L | Pts | SF | SA | +/- | ||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
1 | Linsebühl FC von 08 | 4 | 4 | 0 | 0 | 12 | 20 | 8 | 12 | ||
2 | Charlie Sheenbeinschoner | 4 | 2 | 1 | 1 | 7 | 11 | 8 | 3 | ||
3 | SV Träne | 4 | 1 | 2 | 1 | 5 | 16 | 13 | 3 | ||
4 | Traktor Mühlegg | 4 | 0 | 2 | 2 | 2 | 4 | 8 | -4 | ||
5 | FC Solihaus | 4 | 0 | 1 | 3 | 1 | 5 | 19 | -14 |
Aufstieg | Abstieg |
Pl = Gespielt | W = Siege | D = Unentschieden | L = Niederlagen | Pts = Punkte | SF = Erzielte Tore | SA = Erhaltene Tore | +/- = Differenz |
Abdirisaq mohamed waa ciyaar yahan da,yar oo u ciyaara SC Brühl -E- junior.
Abdirisaq Mohamed waa ciyaar yahan da,yar oo u ciyaara kooxda SC Brühl -E- junior.Waxa uu la dhashay isla ciyaar yahan Abdifatah Mohamed oo isna ka ciyaara isla kooxda SC Brühl -D- junior.Labadan ciyaar yahan waxa dhalay ciyaar yahanka wayn ee uu ciyaara kooxda ku ciyaarta magaca somalida ee loo yaqaan Fc Somalia SG kana dhisan Bariga Switzerland ee St.gallen.
Abdale Gasle Team VS Mohamed Malta Team
mantaa oo sabtii aah waxay ciyar dhexmaraysaa labada koxood ee Appenzel & St.Gallen
waxayna ka dhacaysa magalada St.Gallen ee xanunta gobolka SG
ciyartas waxay dhex maraysaa labada gobol ee siwiis ka dhisaan
waa cihyaar sxbtinoo iyo istijabin dhinaca awoodaa iyo iskuu diyariin ciyaraha
adaag ee soo socdaa ee ay kaa qabgalaan iyaga oo hal koox aah
sida Alternativ-Liga- St.Gallen iyo ciyaraha kale gobolda somalida dhermaxtaa
waxaa kalaa hogaminaysaa labada koxood ee manta iskaa hor imanayaa
kabta Mahamed XAMOW oo heriso kasoo dulay iyo kabta Mahamed MALTA oo st galeen kasoocdaa
xaga uu korjoge ka yahay gudomiyaha koxda ahna tababaraha mudan A.A.Xoosh
iyo kabtanka koxda muday AHMED Fandhale.
ciyartaa oogalabta oo ay 07.06.14 dhacaysaa
waxay nooshegayaan kabtana koxdaa mudane XAMOW oo shegay inay 2 laciib dhawac kaga maqanyiin
balsee u iskaa difacii dono koxda kasoo horjedaa ee uu MALTA wato
MALTA uwuxu dhahay anagu aad ayaan udiyaarsanhay waxan diyar unahay inan iska cabin donoo
koxda naga soo how jeda
Abdifatah Mohamed waa ciyaar yahan da,yar oo somali ah una ciyaara kooxda Junior - D - EE Sc Brühl.
Abdifatah Mohamed waa ciyaar yahan da,yar una ciyaara kooxda Sc brühl ee ka dhisan gobolka St.Gallen.Waxa dhalay ciyaaryahanka u ciyaara kooxda Fc Somalia SG.Ciyaar yahankan waa ciyaar yahan ay aad ula dheceen kooxda uu u ciyaaro maamulkeda iyo tababaraheda iyaga oo saadaal fiican ka bixiyey.